DEG DEG:Warkii ugu cuslaa oo hada kasoo dhacay Jiidaha hore ee Gobolka Sool & Ciidamada Puntland oo qaarkood ay ka baxeen furaha dagaalka kadib markii Madaxweyne C/weli Gaas..

Wararka Warsidaha PuntlandFM.com uu haatan ka helayo jiidaha hore ee gobolka Sool ayaa sheegaya in qaar kamid ah ciidamada difaaca Puntland iyo saraakiishoodaba ay iskaga baxeen guud ahaanba jiidaha hore ee dagaalka markii uu khilaaf xoogan soo kala dhex galay…