DEG-DEG: Golaha wasiiradda Puntland iyo madaxweyne Gaas oo hadda Garowe kaga dhawaaqay warkii ugu cuslaa oo ku saabsan xaalada Tukaraq

War-saxaafadeed TIX/0071/2018 February 01, 2018 Shirkii Golaha Xukuumadda Dawladda Puntland oo uu shir-guddoominayay Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas  ayaa waxaa looga hadlay Amniga Puntland, Sidii  wax looga qaban lahaa khatarta kaallimaha shidaalka ee  Magaalooyinka waaweyn iyo  Xeerka…