DEG DEG:(Daawo)Mid kamid ah Beelaha ugu waa weyn degaanada Somaliland oo kaga dhawaaqday gudaha magaalada Burco hadal naxdin galiyey Muuse Biixi & Maamulka Jeegaanta oo

Waxaa magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer shir weyne balaadhan ku qabtay odayaasha Koonfurta Hargeysa iyo Galbeedka magaalada Burco ee beesha Garxejis kuwaas oo ku dhawaaqay in shirka Beesha Garxejis yahay April 10-keeda isla markaasna uu ka dhacayo Burco si…