WAR DEG DEG AH:Taliyaha Ciidamada Xooga Dalka oo ku dhawaaqay war dhul gariir ku sababay dowladda Farmaajo & Xilkiisii oo uu is casili rabo kadib markii….

Taliyaha Ciidamadda Xoogga Soomaliyeed Jen. Cabdiwali Jaamac Gorod oo maanta hadal ka jeediyay munaasabad lugu xisay 58-sano guuradii ka soo wareegatay markii la aas-aasay ciidanka Cirka Soomaliyeed, wuxuu sheegay haddii uu ku guuleystan waayo in wax laga qabto baahiyaha ciidammada…