AKHRISO | Bayaankii Culimada Soomaaliyeed kasoo saareen Dagaalka Tukaraq & Xiisada Cirka isku shareereysa ….

Hay’adda Culumadda Soomaaliyeed ee fadhigeedu yahay Magaalada Muqdisho ayaa maanta soo saartay Bayaan ku aadan colaadda dib uga soo cusboonaatay Deegaanka Tukeraq ee Gobolka Sool waxaana ay ka digeen cawaaqib xumada ka dhalan karto colaada Sokeeye.

Madaxda Soomaaliland iyo Puntland ayaa laga dalbaday in ay joojiyaan xiisadda ka taagan deegaanka Tukeraq ee gobalka Sool, sidoo kale odayaasha deegaanka iyo waxgaradka gobalkaasi ayaa laga codsaday in ay ka qayb qaataan xal u helidda colaadda ka taagan gobalka.

 

Share This Post

RIIX HALKAN SI AAD UHESHO WARARKA TUKARAQ

Post Comment