AKHRISO-Madaxweyne Gaas oo Amar Culus Faray Qaar Kamid ah Golihiisa Wasiirada

Madaxweynaha dowladda Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa golaha xukuumadda si kulul ugala hadlay khatarta ay leeyihiin kaalmaha shidaalka iyo sidii xukuumaddu ay u qaadi lahayd tallaabo looga hortagayo.
Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, madaxweynaha dowladda Puntalnd ayaa wasaaradaha ay qusayso arrintaani waxa uu ku amray in ay si dag dag ah uga hawlgalaan Ka Hortagga Kharta Kaallimaha Shidaalka:
Golaha xukuumadda Dawladda ayaa ka dooday sidii si dhamesytiran loogu fulin lahaa dhammaan goaamadii goluhu kasoo saaray kharta kaallimada shidaalka oo ku soo badanaya magaalooyinka waaweyn, wuxuuna Madaxweynuhu faray dhammaan wasaaradda ay khusayso go’aamadaan in ay si dag dag ah uga hawl-galaan

Share This Post

RIIX HALKAN SI AAD UHESHO WARARKA TUKARAQ

Post Comment