Daawo:- Beesha Dhulbahante oo Jiida dagaalka geysay Ciidankii ugu badnaa & dhawaqa rasaast…

Wasiirka Arrimaha Dibedda Khaatumo Caynaanshe C/raxmaan oo waraysi siinayey warbaahinta ayaa si qoto dheer uga hadlay xaaladaha haatan ka taagan deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool, isagoona wasiirku sheegay in Somaliland ay duulaan ku tahay deegaano aysan lahayn isla markaasna hore u qabsatay deegaano badan oo ka tirsan goboladda Sool, Sanaag iyo Cayn.

Wasiir Caynaanshe ayaa sidoo kale ka hadlay doorka dhalinyaradu ay ku leedahay maamulka Khaatumo, waxaana uu xusay in madaxweyne Caga Lule uu yahay shakhsiga kaliya ee kor u qaaday hanka siyaasadeed ee dhalinyarada kasoo jeeda deegaanadaasi.

Share This Post

RIIX HALKAN SI AAD UHESHO WARARKA TUKARAQ

Post Comment