DAAWO: Col, Indha-Sheel & Waxgaradka Buuhoodle oo ku dhawaaqay war naxdin galiyey maamulka Somaliland

Waxgaradka, Odayaasha, Siyaasiinta qaar kamid ah beelaha gobalka Cayn ayaa kudhawaaqay in ay taageersan yihiin howlgalka dawladda Puntland ay doonayso in ay dib ugu soo celiso gobalka Sool, waxayna xubnahan dhawaan ka yimaadeen magaalada Muqdisho ee caasumada Soomaaliya.

Madaxweynihii hore ee Khaatumo Col, Indha-Sheel iyo Salaadiinta dhaqanka ayaa sheegay in ay taageersan yihiin howlgalkan dawladda Puntland, ayna xooga saarayaan sidii looga miro dhalin lahaa go`aankaas oo ay dib ugu soo celinayso dawladdu gobalkaas

Share This Post

RIIX HALKAN SI AAD UHESHO WARARKA TUKARAQ

Post Comment