DAAWO: Dawladda PL oo ku dhawaaqday in aysan waxba hadal ah kula jirin Somaliland, runtana cadeysay

Wasiiru dowlaha xariirka golayaasha ahna Afhayeenka Dawladda Puntland Cabdullaahi Quraanjecel oo shir jaraaid ku qabtay magaalada Garoowe ayaa si adag uga jawaabay war ka soo baxay Somaliland oo lagu sheegay in uu jiro wada hadal u dhaxeeya Puntland & Somaliland.

Afhayeenka ayaa u sheegay saxaafadda in aysan waxba ka jirin wararka sheegaya in uu wada hadalkaas jirro, waxaana uu sheegay fikradaha iyo hadalada ka soo baxaya Xukuumadda Hargeysa ay soo baxeen waqti wax kasta ay dhamaadeen.

Share This Post

RIIX HALKAN SI AAD UHESHO WARARKA TUKARAQ

Post Comment