DAAWO: Jubbaland oo Gashay Olol Siyaasadeed & Xildhibaankii Xasaanada laga qaaday Sir Kashifay !

Xildhibaan Axmed Xasan Cabdi (Taajir) oo shalay gudoonka baarlamaanka Jubaland u ka qaaday xasaanadii xildhibaanimada isagona shaaciyey in edeymaha ku qoran warqada ay tahay mid been abuur ah.

Axmed Taajir oo shir jaraaid gordhaw qabtay ayaa ka hadlay xasaanada lagala noqday iyo waxyaabaha lagu edeyay waxana u ku tilmaamay mid sharci dera ah oo aan ku saleysneyn wax sharci ah.

Halkan Hoose Ka Daawo:

Share This Post

RIIX HALKAN SI AAD UHESHO WARARKA TUKARAQ

Post Comment