DAAWO MUUQAAL: Shacabka, Waxgaradka & Haweenka Laascaanood maxay ka yiraahdeen Wada hadal ay galaan PL & SL?

Banaanbax balaaran oo ka dhacay magaalada Laascaanood ee xarunta gobalka Sool oo ay dareenkooda ku muujinayeen shacabka magaaladaas ayaa lagu qabtay halkaas, waxayna ka hadlayen wararka ku saabsan in IGAD, QM & DF Soomaaliya ay doonayaan in ay wada hadal ku dhameeyeen xiisadda taagan ayna sii maamusho Laascaanood maamulka Somaliland.

Haddaba Shacabka Laascaanood ayaa ka jawaabay damacaas, waxayna si adag uga hadleen wararkaas.

Share This Post

RIIX HALKAN SI AAD UHESHO WARARKA TUKARAQ

Post Comment