DAAWO | Qaabkii Dilka Toogashada Loogu Xukumay Ragii soo Maleegay Qaraxii Soobe !

Maxkamadda ciidamada Qalabka sidda ee dawlada Faderaalka Soomaaliya ayaa xukuntay dad lagu cadeeyey in ay ka tirsanaayeen kooxihii abaabulay Qaraxii Zoobe oo geystay dhimashada in ka badan 510 qof oo Shacab Soomaaliyeed ah.

Maxkamadda ayaa la horkeenay qiraalo iyo eedo loo jeedinayo dadkan la xukumay, waxaana xubnahan
kala duwan ee lasoo eedeeyey qaarkood ayba qirteen masuuliyadda ay lahaayeen.

Maxkamaddu waxay xukuntay dil toogasho ah, Xabsi Daa’in iyo in la fasaxay qaar kamid ahaa
eedaysanayaasha lasoo qabtay.

Xasan Aadan Isaaq Cali Waxaa lagu xukumay dil toogasho ah.
C/laahi Ibraahin Xasan Absuge oo maqan waxaa lagu xukumay Xabsi daa’in.
C/Wali Axmed Diiriye waxaa lagu xukumay saddex sano oo xabsi ciidan ah.

Share This Post

Post Comment