DAAWO| Qaabkii Suuriya Gantaal ugu Bur burisay Diyaaradii Israel ay laheyd & Caradii ugu Weyneyd …

Diyaarad dagaal oo ay leedahay Israa’iil ayaa burburtay xilli la ganay gantaal nooca lidka diyaaradaha ee ay Suuriya leedahay kaddib markii diyaaraddu ay fulisay weerrar ka dhan ah bartilmaameedyo Iiraan ay ku leedahay gudaha waddanka Suuriya, waxaa sidaas sheegay milateriga Israa’iil.

Labadii duuliye ee diyaaradda wadday ayaa iyagoo badqaba baarashuut kaga booday diyaaradda kaddib markii ay ku burburtay waqooyiga Israa’iil. Isbitaalka ayaana markii dambe la dhigay.

Share This Post

Post Comment