DAAWO: Somaliland oo ka jawaabtay Qeylo Dhaan kasoo yeertay QM oo ku saabsan Xaaladda Tukaraq

Somaliland ayaa ka jawaabtay baaq kasoo baxay Qaramada Midowbay, gaar ahaana qeybta Arrimaha Gargaarka oo ku saabsanaa in la damiyo colaadda Tukaraq, lagana shaqeyo daganaanshaha, iyadoo la mariyo heshiisyadii nabdeed ee ay garwadeenka ka ahaayeen wadamada jaarka ah iyo daneeyaasha arrimaha Siyaasadda Soomaaliya.

Somaliland waxay beenisay tiradda dadka ku barakacay colaadda Tukaraq, waxaana ay sheegtauy in aysan waxba ka jirin…

Share This Post

RIIX HALKAN SI AAD UHESHO WARARKA TUKARAQ

Post Comment