DAAWO-Taliyaha Guud ee Ciidanka Difaaca oo Booqday Furimihii Lagu Dagaalamay Dagaalna Ku Dhawaaqay Ciida Kadib.

Taliyaha guud ee ciidanka difaaca oo ay weheliyeen qaar kamid ah saraakiisha hogaaminaysa ciidamada ku sugan furimaha dagaalka ayaa waxa ay booqdeen qaar kamid ah fariisimada ciidamada ee dhowaan dagaaladu ka dheceen.

Share This Post

RIIX HALKAN SI AAD UHESHO WARARKA TUKARAQ

Post Comment