DAAWO: Xiisad Ka Dhalatay Xildhibaan Lagu Xiray Kismaayo Iyo Xaalada Oo Gaartay Meel Adeg

Wararka Warsidaha Puntlandfm.com uu ka helayo magaalada Kismaayo ee caasimada maamulka Jubbaland ayaa sheegaya in xiisadi ka taagan tahay xarig loo geestay Xildhibaan Axmed Taajir oo xasaanada laga qaaday maalma ka hor.

Abaabul dagaal ayaa la sheegay in lagaga soo hor jeedo madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) kadib markii uu hadheeyey maamulkiisa kacdoono aad u culus oo ka imaanaya Beelaha Jubbaland qaarkood iyo xariga xildhibaan Axmed Taajir.

Halkan Hoose Kala Soco:

Share This Post

RIIX HALKAN SI AAD UHESHO WARARKA TUKARAQ

Post Comment