Daawo:Amin Arts oo sawir yaab leh ka sameeyey Dekedda magaalada Ber-Bera & Boobka Imaaraadku uu ku hayo dalka……

Farshaxanka Soomaaliyeed ee Amin Caamir ayaa sawir xaqiiqada ka hadlay waxa uu ka sameeyey heshiishkii dowladda Imaaraadka Carabtu ay kula wareegtay dekadda magaalada Ber-Bera, isagoona heshiiskaasi u dhaxeeyey Somaliland oo magac u yaal ka ahayd meesha iyo dowladda Imaaraadka Carabta maadaama heshiiska rasmiga ah ay wada galeen Imaaraadka iyo dowladda Ethiopia.

Share This Post

RIIX HALKAN SI AAD UHESHO WARARKA TUKARAQ

Post Comment