DAAWO:Gurmad isugu jira hub, ciidan & gaadiid dagaal oo hada gaadhay Tukaraq Iyo Madaxda Puntland oo ku dhawaaqay…..

Masuuliyiin ka tirsan dowladda Puntland ayaa maanta jiidaha hore deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool kusoo dhoweeyey gurmad, hub iyo ciidamo hor leh oo soo gaadhay deegaanka Tukaraq si ay qayb uga noqdaan difaaca qaranka hawlgalka xoreynta gobolka Sool.

Share This Post

RIIX HALKAN SI AAD UHESHO WARARKA TUKARAQ

Post Comment