DEG DEG | Beesha Dhulbahante oo umidoobay dagaalka & Somaliland oo Naxdin Gilgilootay …..

Mid kamid ah Siyaasiinta ka soo jeeda gobalka Sool oo horey u soo noqday Gudoomiye kuxigeenka baarlamaanka maamulka Somaliland ayaa banaanka soo dhigay xogo horey ay u baahisay warbaahinta Puntlandfm.com oo ku aadanaa in ay is khilaafsan yihiin saraakiisha ciidamada Somaliland ee kayimid gobalada Waqooyi Galbeed & gobalka Sool. 

Gudoomiye kuxigeenkii hore oo shir ku qabtay magaalada Hargeysa ayaa sheegay in khilaafkan uu dhabaha u xaaray in beelaha qaarkood oo horey u taageersnaa Somaliland ay hadda ka baxeen.

Siyaasi Maxamuud Xaaji Jeena­yare ayaa sheegay in khilaafkan uu sababteeda leeyahay gudoomiyaha Xisbiga UCID ee Somaliland Faysal Cali Waraabe oo uu sheegay in qorshaha aan sax aheyn uu geeyey Laascaanood.

 Warsidaha  ayaa bilowgii todobaadkii lasoo dhaafay baahiyey macluumaadka la xariira in Taliyaasha beelaha Bahrarsame iyo Jaamac SIyaad ay ka caroodeen talaabadii uu qaaday Taliyaha ciidamada SOmaliland Jen, Nuux Taani ee ku aadaneyd in laysku dhafo ciidamada maamulkaas, oo u diyaar garoobaya dagaal hubeysan.

Share This Post

RIIX HALKAN SI AAD UHESHO WARARKA TUKARAQ

Post Comment