DEG-DEG: DAAWO: Culimada Puntland oo si adag u cambaareysay warbixin BBC-du ka qortay wiil Soomaaliyeed oo diinta ka baxay, dhaqan foolxumo ahna qaatay.

DEG-DEG: DAAWO: Culimada Puntland oo si adag u cambaareeysay warbixin BBC-du qortay oo gef ku ah ummada Muslimiinta ah.

 

Sheikh Maxamuud Xaaji Yuusuf oo kamid ah culimada Puntland, ayaa caawo si adag ua hadlay warbixin ay BBC Somali qortay, taasoo ka hadlaysay nolasha nin Somali ah oo diinta Islaamka ka baxay islamarkaana qaatay dhaqanka ragga isku galmooda.

Sheikh Maxamuud ayaa sheegay warbixintaas inay tahay mid meel uga dhacaysay ummadda Soomaaliyeed ee muslimiinta ah, sidoo kalena dhiiri galinaysay dhaqanka foosha xun ee Qoomu luudka

Share This Post

RIIX HALKAN SI AAD UHESHO WARARKA TUKARAQ

Post Comment