DEG DEG | Daawo Dagaalkii Xalay Tukaraq ee laga Hurdi waayey & Somaliland oo Si xun Jabtay…..

Wararkii ugu dambeeyey laga helayo deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool ayaa sheegaya in ciidamada maamulka Somaliland lagu qaaday weerarkii ugu xooganaa.

Dagaalkani oo ay qaadeen mar kale ciidamo isku dhaf ah oo ka kala tirsan ciidamada difaaca Puntland iyo kuwa Jabhada xoreynta deegaanada Sool, Sanaag iyo Cayn ee uu hogaamiyo Korneyl Faysal Falaalug ayaa lagu sheegay ujeedkiisu in uu ahaa mid lagu bartilmaameedsanayey ciidamada maamulka Somaliland ee ku sugan deegaankaasi Tukaraq, isagoona aan si dhab ah loo ogeyn khasaaraha ka dhashay dagaalkaasi.

Share This Post

RIIX HALKAN SI AAD UHESHO WARARKA TUKARAQ

One Response to "DEG DEG | Daawo Dagaalkii Xalay Tukaraq ee laga Hurdi waayey & Somaliland oo Si xun Jabtay….."

Post Comment