DEG DEG:- Madaxweyne Gaas oo Shir Gudoomin doona Shirka Golaha Wasiirada & Dagaal la Iclaaminayo …..

– Madaxweynaha dawladda Puntland Dr Cabdiweli Max’ed Cali Gaas ayaa shir
gudoomin doona kulanka golaha Wasiiradda, kaas oo ku qabsoomaya Aqalka Madaxtooyada ee magaalada Garoowe, waxaana looga hadli doona qodobo kala duwan oo ay ka mid yihiin Ammaanka,
Siyaasadda, Horumarka iyo Difaaca dalka.

Kulanka ayaa lafilayaa in mudada uu socdo ay hareyso qadiyadda ku aadan dagaalka Tukaraq ee ay soo qaaday Somaliland, waxaana aad looga hadli doona dadaalada caalamiga ah iyo jawaabaha ku haboon ee laga bixin karro.

Share This Post

RIIX HALKAN SI AAD UHESHO WARARKA TUKARAQ

Post Comment