DEG DEG| Madaxweyne Gaas oo War deg deg ah kasoo saaray Geeridii Xanuunka badneyn ee Wasiirkii PL..

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr: Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaaTacsi u diray dhammaan Umadda Puntland Qoyska iyo Eheladii uu kabaxayAllaah ha u naxariistee Marxuun Wasiir Cabdinuur Cilmi Maxamuud ( Biindhe) oo ahaa Wasiirkii Beeraha Puntlando o Saakay ku geeriyooday magaalada Muqdisho oo uu in muddo ah ku xanuunsanaa.
Madaxweynaha Dawladda Puntland ayaa sigaar ah ugu Tacsiyeeyay dhammaan goleyaasha Dawladda Puntland oo uu ka mid ahaa Marxuun Wasiir Cabdinuur Cilmi Maxamuud wuxuuna Madaxweynuhu Alle uga baryay Marxuunka in uuJannadiisii Fardowso kawaraabiyo.

FAAH FAAHIN DHEERAAD AH 

Share This Post

RIIX HALKAN SI AAD UHESHO WARARKA TUKARAQ

Post Comment