DEG DEG | Meydka Sarkaalkii ugu Caan sanaa Somaliland oo Caawa laga Helay ….

Mid kamid ah taliyayaasha ciidanka Somaliland oo Burco lagu dilay.

Taliyihii ciidanka nabad-galyada waddooyinka gobolka Togdheer Gaashaanle Cabdillaahi Faarax Soofadhiiste ayaa caawa ku geeriyooday magaalada Burco kaddib markii uu gaadhi jiidhay isagoo ku gudo jira hawlihiisa shaqo.

Lama garanayo gaariga in si ula kac ah loo jiirsiiyay iyo in kale, hase ahaatee ciidanka amniga ayaa xiray ninkii derawalka ka ahaa gaariga falkaan lagu geystay.

Qaar kamid ah dadka goobta ku sugnaa ayaa sheegay gaariga falkaan lagu geystay inuu ku soday xawaare saa’id ah.

Share This Post

RIIX HALKAN SI AAD UHESHO WARARKA TUKARAQ

Post Comment