DEG DEG “| Mooshin Xilka looga Tuurayo oo la keenay & Xildhibaanada oo ka shiraya ….

Mooshin lagu kala dirayo golaha wasiiradda oo hadda loo gudbiyay gudoomiyaha barlamaanka iyo barlamaanka oo ku dhawaaqay…..

Qaar ka tirsan xildhibaanada barlaamanka Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa u gudbiyay gudoonka Golaha Shacabka Jubaland mooshinka kalsooni kala noqoshoda Golaha Wasiirada Jubbaland.

Lama garanayo sababta mooshinkaan ka dambeysa, inkastoo ay jireen xildhibaano aad u dhaliilsanaa golaha wasiradda Jubbaland oo lagu eedeeyay waxqabad la’aan.gudoomiyaha barlamanaka Jubbaland Sheekh Cabdi Maxamed Cabdiraxmaan ayaa aqbalay mooshinkaan.

Share This Post

RIIX HALKAN SI AAD UHESHO WARARKA TUKARAQ

Post Comment