DEG DEG | Qaabkii Boosaaso loogu dhaawacay Mid kamid ah Wasiirada Puntland (Magaciisa+Xaaladiisa)

Wasiiru dowlaha wasaaradda dekaddaha Puntland, Axmed Saciid ayaa ku dhaawac rasaas ay rag hubeysan ku fureen gaarigiisa magaalada Boosaaso, ciidammada amniga ayaa gacan ku dhigay ragga weerarka geystay, sida ay baahisay warbaahinta gudaha.

Hay’adaha ammaanka ma jiro warbixin ka soo baxday oo looga hadlay weerarka uu ku dhaawacmay wasiiru dowlaha, waxaan kalo la ogeyn sababta ka dambeysa weerarka.

Goob Jooge kusugnaa Goobta Falka ka dhacay oo lahadlay Puntlandfm.com ayaa sheegay in kooxahaasi ay doonayeen in wasiirka Khaarijiyaan balse eebe uu ka bad baadiyey waxaana ciidanka Dowladda ayku guuleysteen in Budhcadaasi ay gacanta kusoo dhigaan.

 

Share This Post

RIIX HALKAN SI AAD UHESHO WARARKA TUKARAQ

Post Comment