DEG DEG| Qaramada Midoobay oo war deg deg ah kasoo saartay Dagaalka Tukaraq & Somaliland oo Eedeyn …

Ergayga Gaarka ah ee Qaramadda Midoobay Macheal Keating ayaa Khubad uu ka Jeediyey

ayaa walwal ka muujiyey ciidamada labada maamul ee isku horfadhiya degaanno ka tirsan gobolka Sool,halkaasoo uu sheegay in maalmaha soo socda dagaal ka qarxi karo,kadib markii lagu fashilmay dadaalkii xal nabadeed oo lagu dhammeeyo colaadda.

Danjire.Keating oo arrimaha Xiisadda Tukaraq u tegay magaalada Hargeysa ayaa ku baaqay in si deg deg ah lagu xalliyo khilaafka”Haddii uu khilaaf dhab ah jiro, waa in si deg deg ah loogu xalliyo wada hadal,Balse in la adeegsado awood ciidan iyo dagaal ma ahan habka ugu habboon ee lagu xalliyo dhibaatooyinkan,“ayuu xilligaasi yiri Micheal Keating .

Laakiin Mr.Micheal ayaa haatan u sheegay Golaha Amniga ee Qaramada Midoobey in Somaliland diidday in ay ciidankeeda kala baxdo degaanka ay qabsadeen ee Tukaraq,si loo helo jawi wada-xaajood lagu bilaabi karo,isagoo u muuqday in uu quus ka taaganyahay xal siyaasadeed oo lagu dhammeeyo murankaasi.

Share This Post

RIIX HALKAN SI AAD UHESHO WARARKA TUKARAQ

One Response to "DEG DEG| Qaramada Midoobay oo war deg deg ah kasoo saartay Dagaalka Tukaraq & Somaliland oo Eedeyn …"

Post Comment