DEG DEG | Qaraxyo Xoogan Xoogan & Weeraro Xoogan oo haatan ka dhacaya Boosaaso ….

Ciidanka ammaanka magaalada Boosaaso ayaa soo afjaray weerar kooxo nabad diid hubaysan ah ay caawa ku qaadeen saldhigga dhexe ee magaalada Boosaaso oo ay ku sugnaayeen ciidanka ammaanka ee Boosaaso
. Weerarkaan oo ku bilowday hubka fudud oo ay iswaydaarsadeen ciidamada ammaanka ee ku sugnaa saldhigga iyo malayshiyaadkii weerarka soo qaaday ayaa waxaa wararku sheegayaan inay ku dhaawacmeen saddex askari iyo tiro kamid ah malayshiyaadkii soo qaaday weerarkaasi.
Xogaha hoose ee aanu ka helayno Puntlandfm.com magaalda Boosaaso ayaa sheegaya in ciidanku ay dileen tiro katirsan malayshiyaadkii weerarka soo qaaday dhowr kalena ay dhaawacmeen.

Share This Post

RIIX HALKAN SI AAD UHESHO WARARKA TUKARAQ

Post Comment