DEG DEG :- Sarkaalkii kudhaawacmay Qaraxii Gaalkacto oo u geeriyooday ..

War deg deg ah oo haatay heleyso shabakadda wararka ee Puntlandfm.com ayaa sheegeysa in Sarkaalkii maanta ku dhaawacmay Qaraxii ka dhacay magaalada Gaalkacyo ee lagu magacaabayey Faarax Caato uu haatan geeriyooday.

Goob joogayaal lahadlay Puntland Fma ayaa sheegay in Goor dambe uu u geeriyooday Saraalkii saaka lala eegtay qaraxii gaalkacyo.

Xalay ayey aheyn markii kooxda shabab ay weeraro & falal amni daro ka geysteen meelo kamid ah Puntland walow xaaladda iminka ay tahay mid dagan marka laga eego Guud ahaan magaalad Gaalkacyo.

Qaraxaan ayaa waxa uu yimid xilli ay soo hagaagayso xaaladda magaalada Galkacyo ee xarunta gobolka Mudug, uuna shalay furmay shirweyne looga arrinsanayo adkaynta ammaanka magaalada kaasi oo uu garwadeen kayahay taliyaha ciidanka xooga dalka Soomaaliya.

Share This Post

RIIX HALKAN SI AAD UHESHO WARARKA TUKARAQ

Post Comment