DEG DEG +Sawirro:- Daawo Shabab oo soo bandhigay Cududii ugu balaadhneyd & Maleeshiyaadkooda oo …

Odayaashan ayaa lagu soo bandhigay fagaaraha Macalin Aadan ee Magaalada Jilib, waxaana ay ku tartamayaan toogashada (Shiishka) ah iyaga oo wata qoriga Ak-47.

Odayaashan oo da’dooda ay kala duwan tahay ayaa waxa ay muddo tababar ku qaadanayeen Magaalada Jilib, waxaana loo tababaraayay toogashada.

Sawirro Shabaab ay soo bandhigeen ayaa muujinaayay Odayaal badan oo tartanka toogashada ka qayb galaayay, kuwaasi oo da’dooda ay kala duwan taha

Al Shabaab ayaa horay u tababaray, dhalinyaro, caruur iyo Haween, haddana waxa ay tababar siiyaan Odayaasha si ay uga qayb galaan falalka toogashada ah.

Magaalooyinka Shabaab ay ka maamulaan Gobolada dalka Somaliya ayaa waxaa ku yaallo xeryo kala duwan oo Shabaab dadka ay ku tababaraan.

Share This Post

RIIX HALKAN SI AAD UHESHO WARARKA TUKARAQ

Post Comment