DEG DEG :- Taliyaha Ciidanka isku dhafka ah ee Xadka Galmudug & Puntland oo ….

Gaashaanle Sare Cabdi Xukun Cabdullaahi Maxamuud (Xoreeye) ayaa loo magacaabay Taliyaha Ciidanka Isku­dhafka ah ee Milatariga Gobolka Mudug, sida uu Puntlandi warka ku helayo. Warqad kasoo baxday Xafiiska Taliyaha milatariga dowladda federalka Sarreeye Gaas C/wali Jaamac Xuseen (Gorod) ayaa lagu magacaabay Gaashaanle Sare (Xorreeye).

Gaashaanle Sare Xorreeye waxaa uu muddo ku magacaabnaa Taliyaha Gaadiidka Xafiiska R/wasaaraha Soomaaliya.
 Wasiirro katirsan dowladda Puntland ayaa dhinaca kale ku sugan magaalada Gaalkacyo, iyagoo halkaas u tagay arrimo nabad gelyada ku saabsan iyo la socodka xaaladaha haatan ka socda gobolka Mudug.

Share This Post

RIIX HALKAN SI AAD UHESHO WARARKA TUKARAQ

Post Comment