DEG DEG UDAAWO| Beesha Isaaq oo ka hadashay dagaalka Tukaraq & Hanbaadii…

Warbaahinta magaalada Hargeysa ee ku hadasha afka maamulka Somaliland ayaa booqatay degmada Tukaraq, gaar ahaan jiida hore ee ay ku sugan yihiin ciidanka beesha Isaaq ee qabsaday Tukaraq.

Weriyaasha ayaa si toos ah u wareystay ciidamada beesha Isaaq oo ku hanjabayay inay awood ciidan ku tagayaan xuduudka Yoocada oo Garowe u jirta 7km oo kaliya.

Waxaa sheegeen inaanay wax kale umuuqan oo aan ahayn inay soo taabtaan Yoocada, Niyadeenu waa Yoocada ama aan nabad ku gaarno ama qori caaradiis ku gaarno.” ayaa kamid ahaa hadalada askarta beesha Isaaq

Share This Post

RIIX HALKAN SI AAD UHESHO WARARKA TUKARAQ

Post Comment