DEG DEG UDAAWO| Maamulka Muuse Biixi oo Madaxa iskula Jira & Xaalkooda oo gaaray meel…..

Waxaa sii xoogaysanaya oo cirka isku sii shareeraya marba marka kasii dambaysa khilaafka u dhaxeeya wasiirada Maaliyada iyo Ciyaaraha maamulka Somaliland oo xiisadoodani dagaal ay ka dhalay mid kamid ah kooxaha ku ciyaara magaca wasaaradda Maaliyada oo uu shaqadii ka eryey wasiirka wasaaraddaasi taas oo sababtay in durbaba uu weerar soo qaado wasiirka ciyaaraha Somaliland.

Share This Post

RIIX HALKAN SI AAD UHESHO WARARKA TUKARAQ

Post Comment