Deg Deg Video| Daawo Qaabkii uu uqarxay Dagaalkii Tukaraq & Warkii ugu Cuslaa oo aan Helnay madaafic…

Wararku waxa kale oo ay intaasi kusii darayaan in ciidamada difaaca Puntland ay isku diyaarinayaan dagaalkii ugu cuslaa ee ka dhanka ah ciidamada maamulka Somaliland halka difaaca xoogan ay iyana ku jiraan ciidamada Somaliland si ay uga hor tagaan weerar kale oo ay kala kulmaan ciidamada Puntland.

Saaka subaxnimadii hore ayaa waxaa ka dhacay deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool dagaal kooban oo dhex maray dhinacyada ciidamada Puntland ioo garabsanaya ciidamo beeleedyo kasoo jeeda gobolka Sool iyo kuwa Somaliland, inkastoo dagaalkaasi ilaa hada laga haynin xogg sax ah oo ku aadan khasaaraha ka dhashay.

Gaadiidka dagaalka iyo hubka noocyadiisa kala duwan ayaa si weyn loogu arkayaa jiidaha hore dagaalka, kuwaas oo ay isku diyaarsanayaan labada dhinac.

Share This Post

RIIX HALKAN SI AAD UHESHO WARARKA TUKARAQ

Post Comment