DEG DEG | War Hada Kordhay Dagaalka Tukaraq & Ciidanka Soomajeestayaasha Puntland oo ….

Wararkii ugu dambeeyey ee Puntland FM ay ka heshay Xarunta Madaxtooyada ayaa sheegay inuu soo dhamaaday shirar kala duwan oo ay lahaayeen madaxda sare iyo saraakiisha ciidamada difaaca Puntland, waxaana ugu dambeyn la isku fahmay in dagaal la qaado.
Saxaafadda madaxa banaan ayaa saacadaha soo aadan waxay tagi doonaan xarunta wasaaradda warfaafinta, waxaana loo shaacin doonaa go’aanka dowladda Puntland.

Puntland waxaa markan ka go’an inay qaaddo weerarada ka dhan ah Somaliland, waxaana ay doonayaan ciidamada difaacu in deegaano badan ay la wareegaan.

Maamulka Somaliland ayaa duulaan aan loo meel dayin ku qaaday deegaano ka tirsan Puntland walina gacanta ku haya walowse ciidamada difaacu ay ka xoreyn doonaan guudba gobolka Sool.

Hadaba Ciidanka Soomajeesayaasha Puntland oo Jiida dagaalka iminka aylu hor fadhiyaan maleeshiyada soo duushay ee Somaliland.

Share This Post

RIIX HALKAN SI AAD UHESHO WARARKA TUKARAQ

Post Comment