DEG DEG+Daawo Ciidanka Difaaca Puntland oo ku fiday deegaano Cusub & Ciidanka oo…..

Ciidanka Amniga Puntland (PSF) waxay maanta 29 January 2018, hawlgal ka sameeyeen tuulada Ceelaayo ee gobolka Sanaag.

Hawlgalkan ay ciidanka PSf maanta ku tageen Ceelaayo ayaa qayb ka ah hawlgallo isdaba joog ah oo ay ciidanka PSF wadeen muddooyinkan dambe, hawlgalladaas oo ka dhan ah cadowga Al Shabaab ee ku dhuumaalaysta Buuraha Cal Madow,
Puntland, Soomaaliya. Ciidanka PSF waxay sheegeen inay ka go’an tahay in ay god iyo geed walba ka daba galaan kooxaha cadowga ah ee Puntland ku soo duulay , si kooxahaas looga ciribtiro loogana sifeeyo Puntland iyo guud ahaan Soomaaliyaba

Share This Post

RIIX HALKAN SI AAD UHESHO WARARKA TUKARAQ

Post Comment