DEG-DEG+DAAWO:- Maamulka Somaliland Oo Ku Dhawaaqay Inuu Wada-hadal U Socdo Iyaga Iyo Puntland & Qodobada Miiska Saaran.

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibedda Maamulka Somaliland Sacad Cali Shire, oo Warbaahinta Kula hadlay Magaalada Hargeyso, ayaa Sheegay inuu Wada-hadal u socdo Maamulka Somaliland iyo Puntland, Isagoona Shaaca ka Qaaday Qodobada ugu Muhiimsan ee ay Haatan ka Wada-hadlayaan Labada dhinac.

Share This Post

RIIX HALKAN SI AAD UHESHO WARARKA TUKARAQ

Post Comment