DEG DEG+DAAWO:Gaadiid ciidan oo lagu gubay gudaha Laascaanood & Taliyaal kabahoodii ka cararay kadib weerar culus oo

– Waxaa xalay saqdii dhexe ee habeenimado weerar qorshaysan lagu qaaday saldhig ciidan iyo gaadhi uu leeyahay taliyaha ciidamada RRU ee  Somaliland kaas oo marayey badhtamaha magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool.

Weerarkan oo ahaa mid qorshaysan ayaa qaybtii lagu beegsaday Baaburka khaaska ah ee taliyaha RRU ee Laascaanood oo dhawaan madaxweynaha maamulka Somaliland soo magacaabay, waxaana khasaare baaxad leh uu ka dhashay weerarkaasi oo gabi ahaanba khal khal galiyey ciidamada Somaliland in ay kusii nagaadaan gudaha magaalada Laascaanood.

Kooxaha weerarkani fuliyey oo ku hubaysnaa Baasuukayaal iyo qoryaha Booba rasaasta ee loo yaqaano Badhdaloolada ayaa weerarkoodani si toos ah ugu wajahay taliyaha ciidamada RRU ee magaalada Laascaanood kaas oo firxad ku dhacay aan lahayn ilaa iyo hada.
)

Share This Post

RIIX HALKAN SI AAD UHESHO WARARKA TUKARAQ

Post Comment