DEG DEG:(Daawo)Mid kamid ah Beelaha ugu waa weyn degaanada Somaliland oo kaga dhawaaqday gudaha magaalada Burco hadal naxdin galiyey Muuse Biixi & Maamulka Jeegaanta oo

Waxaa magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer shir weyne balaadhan ku qabtay odayaasha Koonfurta Hargeysa iyo Galbeedka magaalada Burco ee beesha Garxejis kuwaas oo ku dhawaaqay in shirka Beesha Garxejis yahay April 10-keeda isla markaasna uu ka dhacayo Burco si habsami ahna u soconayso qaban qaabadiisu.

Dhawaaqa odayaasha Garxajis ayaa imaanaya xili maamulka Jeegaanta ee Muuse Biixi uu fur fur iyo dagaal hoose ku bilaabay shirkaasi oo ku ah dhabar jab xoogan islamar ahaantaan ay warbaahinta ka sheegeen qaar kamid ah odayaasha Beeshaasi in shirkaasi la joojiyey gabi ahaanba.

Share This Post

RIIX HALKAN SI AAD UHESHO WARARKA TUKARAQ

Post Comment