DEG DEG:(DAAWO)Qoysaskii ugu badnaa oo ka qaxay Tukaraq & Laascaanood + Puntland oo sheegtay in dagaal ku qabsan doonto…..

Dowladda Puntland ayaa markii ugu horaysay ka hadashay hadal kasoo yeedhay maamulka Somaliland kuwaas oo ahaa in aysan deegaanada Tukaraq, Laascaanood iyo God Qaboobe aysan ka barakicin wax qoysas ah.

Agaasimaha Gurmadka iyo Deeqaha ee wasaaradda arimaha gudaha Cawil Maxamed Xirsi ayaa sheegay in ku dhowaad Shan kun oo qoys ku barakaceen dagaaladii ugu dambeeyey ee ka dhacay deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool, waxaana uu sheegay in qoysaskaasi ay gaadheen deegaanada Taleex, Boocame, Xudun, Buura Wadal iyo deegaano kale oo ka tirsan gobolka Sool, isagoona ka dhawaajiyey in dowladda Puntland ay sii wadi doonto dagaalada ka dhanka maamulka Jeegaanta.

Share This Post

RIIX HALKAN SI AAD UHESHO WARARKA TUKARAQ

Post Comment