DEG DEG:(Daawo)Siyaasiyiinta Beesha Dhulbahante ee ku sugan magaalada Hargeysa oo ku dhawaaqay war aan laga fileyn & Muuse Biixi oo ay ku sheegeen in uusan…..

Qaar kamid ah horjoogayaasha Beesha Dhulbahante kaga sugan magaalada Hargeysa ee caasimada maamulka Somaliland ayaa kaga dhawaaqay gudaha magaaladaasi war aan laga fileyn, iyagoona qaarkood ay sheegeen in Muuse Biixi uusan diyaar u ahayn fulinta heshiisyadii u dhaxeeyey maamulka Somaliland iyo Kooxda Cali Khaliif iyo sidoo kale heshiisyo ka dhacay deegaano kala duwan oo ka tirsan goboladda Sool iyo Sanaag oo dhex maray madaxda Somaliland iyo qaar kamid ah Beelaha Dhulbahante sida uu sheegay wasiirkii hore ee wasaaradda Biyaha Baashe Cali Jaamac oo iminka ka tirsan Xisbiga Waddani.

Share This Post

RIIX HALKAN SI AAD UHESHO WARARKA TUKARAQ

Post Comment