DEG DEG+DHAGEYSI | Ciidanka Difaaca Puntland oo Gudaha ugalay Sanaad & Xaaladda Sool oo…

Ciidanka Psf Puntland ayaa maalinkii labaad Howlgalo ka sameeyey deegaano katirsan Gobalka Sool sida uusoo warinayo wariyaha Puntland Fm ee Gobalka Sool.

Ciidamadan ayaa waxa ay siweyn uga hortagayaan Qatarada kaga imaan kara Shacabka Putiland Kooxda Shabab & kooxaha kale ee Argagaxisada ah..

Share This Post

Post Comment