DEG DEG+DHAGEYSI:- Wararkii ugu dambeeyey Xaaladda Caawa Tukaraq & Goob Jooge sitoos uga waramay….

Wararka naga soo gaaraya deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool ayaa sheegaya in maanta halkaasi ciidamada Puntland iyo Malayshiyaadka Soomaaliland ay ka wadaan dhaq dhaqaaq ciidan iyo abaabul dagaal.

Ciidamada ayaa isku horfadhiya ilinka hore ee deegaanka Tukaraq laga soo galo .

Gudoomiyaha Gobolka Sool ee Maamulka Puntland Daahir Suleymaan ayaa sheegay in Puntland Ciidamo xoogle ay keentay deegaanka , markastana uu dhici karo dagaal xoogleh.

Share This Post

RIIX HALKAN SI AAD UHESHO WARARKA TUKARAQ

Post Comment