DEG DEG+DHAGEYSO | Puntland oo gashay Diyaargaroogii ugu Xooganayaa, Shacabka oo qoryaha qaadanaya….

Xildhibaan katirsan barlamaanka Puntland oo lahadlay Puntland Radio FM ayaa ugu baaqay shacabka Puntland inay naf iyo maalba u diyaar garoobaan dagaal kadhan ah Soomaaliland si looga xoreeyo guud ahaan gobolka Sool.

Dhanka kalena xildhibaanka ayaa sheegay in wadahadal Soomaaliland lagala galaa Sool uu yahay calaacal timoleh iyo midaan weligiis dhici doonin.

DHEGAYSO

Share This Post

RIIX HALKAN SI AAD UHESHO WARARKA TUKARAQ

Post Comment