DEG DEG+DHAGEYSO | Puntland oo Iclaamineysa Dagaalka ka dhan ah Somaliland & Shacabka oo lafaray iney Hubka qaatay

Ganacsade Siciid diiriye Dabagub ooo ka mid ahaan jiray Baalamnaanka Puntland ayaa Shacabka Puntland ugu baqay inay iska difacan Cid kastaoo ku soo Xadgudubta dhulkooda.

Siciid diiriye Wuxuu kale oo dhaliilay doorka dawlada dhexe ee dagalka Puntland iyo Soomaliland u dhexeeeya Wuxuu sheegay inay ahayd inPuntkand ay dawlada dhexe difacda Madaama ay Halkan iyadu Xukuntu wa sida uu Hadalka u dhagayeyse.

Share This Post

RIIX HALKAN SI AAD UHESHO WARARKA TUKARAQ

Post Comment