DEG DEG+SAWIRO| Daawo Ciidanka Puntland oo Gacanta ku dhigay Hubkii ugu badnaa &

Taliska qeybta Booliska Gobalka Bari ayaa magaalada Boosaaso ku soo bandhigay Bambooyinka Gacanta laga tuuro iyo Xabadaha Mootar 60 oo ay ku soo qabteen Howlgalo maalmihii ugu dambeeyey ciidamadu ka sameynayeen gudaha Magaalada.

Taliye ku xigeenka qeybta Booliska Gobalka Bari Axmed Jaraale oo saxaafadda qeybteed Boosaaso kula hadlay ayaa sheegay in howlgalada ay sameeyeen sidoo kale ku soo qabteen dad badan , waxaase uu xusay in baaritaano ku socdaan lana tuhun sanyahay.

 

Share This Post

RIIX HALKAN SI AAD UHESHO WARARKA TUKARAQ

Post Comment