DEG DEG+SAWIRO | Daawo Sida Meydadka udaadsan yihiin Jiida Hore ee Dagaalka ee T….

Saraakiisha ciidamada Militeriga ee Gobolka Jubadda Dhexe ayaa shaaca ka qaaday inay dileen Horjoogayaal iyo maleeshiyaad Hubeysnaa oo ka tirsan al­Shabaab.
Saraakiisha ciidamada Militeriga ayaa sheegay in Horjoogayaasha iyo maleeshiyaadka hubeysan ay ku dileen dagaal faraha looga gubtay oo ka dhacay degmada Saakow ee Gobolka Jubadda Dhexe.
Waxa ay sheegen in dagaalka ay ku dileen ilaa 30 ka tirsan maleeshiyada al­Shabaab xili ay dhinacyada uga dhaceen Xarumo ay ku diyaarinayeen weeraro qorsheysan.

Share This Post

RIIX HALKAN SI AAD UHESHO WARARKA TUKARAQ

Post Comment