DEG DEG+VIDEO:- Boocame oo Calanka Soomaaliland laga Taagay & Odayaasha Dhulbahante oo …..

Odayaasha iyo Waxgaradka deegaanka Boocame ee Gobolka Sool ayaasoo dhoweeyay Ciidamada loo qalabeeyay ee ka tirsan maamulka Somaliland kuwaasi oo maalmo ka hor deegaankaasi la wareegay.

Share This Post

Post Comment