DEG DEG+VIDEO| Puntland oo soo Saartay Amaro deg deg oo siweyn loo Sugayey, Ciidanka….

Duqa caasimadda Garoowe, xassan Maxammed Ciise (Goodir) oo goor dhoweyd shir jaraa’id qabtay ayaa si faahfaahsan uga warbixiyey khasaarihii ka dhashay dabkii xalay ka kacay Isgooyska Bulsho ee magaalada Garoowe.

Xassan Goodir ayaa sheegay in ilaa iyo haatan ay hayaan dhimashada 4 ruux iyo dhaawaca 4 kale,isagoo xusay in dhammaan dadkii dhaawacmay loo qaaday magaalda Muqdisho,si loola tacaalo xaaladooda caafimaad oo aad u liidata.

Duqa ayaa ku dhawaaqay in gebi ahaanba ay mamnuc tahay in wax kaalin shidaal ah magaalada Garoowe laga furo,wuxuuna ballan qaaday in sannadkaan ay dab-demisyo waaweyn magaalada keen doonaan.

Halkaan ka daawo dhamman qodobadii uu ka hadlay.

Share This Post

RIIX HALKAN SI AAD UHESHO WARARKA TUKARAQ

Post Comment