DHAGEYSI XASAASI AH: Puntland oo ku dhawaaqday in dagaal adag ka dhacaya G Sool, Masuuliyadiisana sheegtay in uu qaadanayo Madaxweynaha Somaliland

Wasiirka Warfaafinta Puntland ahna xubin katirsan Guddiga Difaaca ee u xilsaaran arrimaha dagaalada gobalka Sool, oo wariyaasha kula hadlay magaalada Garoowe ayaa sheegay in uu sii soconayo dagaalka kataagan deegaanka Tukaraq, wuxuu sheegay in dagaaladii u dambeeyey khasaare xoog leh ka dhashay labada dhinacba, mid kasii badan-na uu ka dhalan doono, haddii aysan Somaliland ciidamadeeda kala bixin gobalkaas, isagoo sheegay in masuuliyadda wixii dhacay iyo kuwa cusub ay qaadi doonto Somaliland.

Share This Post

RIIX HALKAN SI AAD UHESHO WARARKA TUKARAQ

Post Comment